Ciidamada Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaano hoostaga gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo...
Abaaro iyo biyo la’aan daran ayaa laga soo sheegayaa deegaano fara badan oo ka tirsan gobolka Hiiraan, kuwaas oo saameyn...
Algeria ayaa ku guuleysatay koobka Carabta ee lagu qabtay dalka Qatar. Xulka Qaranka Algeria ayaa 2 iyo 0 ugu awood...
Xulka cayaartooyda Degmada Warta Nabadda ayaa u soo baxday afar-dhammaadka tartanka kubbadda cagta degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir. Warta Nabadda...
Agaasimaha Waaxda arrimaha Bulshada ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Cabdiraxmaan Dalmar Axmed, oo uu wehilinayo Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo...
Agaasimaha Guud ee Agaasinka Deegaanka iyo isbeddelka Cimilada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Axmed Yuusuf Axmed, ayaa daahfuray qeybinta...
Xubno ka mid ah guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, oo uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Abukaate Mowliid Mataan Salaad oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta KMG...
Madaxweynaha Jubaland oo kulan laqaatay xubno katirsan guddiga Doorashooyinka heer federaal iyo Heer Dowlad Gobaleed ayaa kula dardaarmay in ahmiyad...
AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....
Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho