Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta furey kulanka wadatashiga xeerka dhismaha...
Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa safar ku tagay dalka Qatar markii ugu horeysay tan iyo markii la qaaday...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo wafdi uu hogaaminayo oo xalay gaaray...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Agaasimaha Guud ee Xafiis...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug kusimaha Madaxwaynaha Mudane Cali Daahir Ciid ayaa galinkii dambe ee maanta Dhuusamareeb uga qayb galay...
Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Gobolka Banaadir Cabdulaahi Wiish ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxa Cutubka Talyaaniga ee Taakuleynta iyo Gargaarka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo ay wehelinayeen Wasiirrada Gaashaandhigga Mudane Xasan Xuseen Xaaji...
Mareykanka ayaa cunaqabateyn dhaqaale kusoo rogay madaxa ciidamada sirdoonka Uganda Sareeye Gaas Abel Kandiho, kaas oo lagu eedeeyay xad-gudubyo ka...
Wasiirka maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirk UK ee Soomaaliya Kiin...
Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho