Wasaaradda haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ayaa Agab iskugu jira dhar iyo qalabka waxbarashada gaarsiisay iskuulka dadka maqalka naafada ka ah...
Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ka digtay faafitaanka nooca cusub ee fayraska corona ee Omicron, kaas oo ay...
Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa Howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaanka Leego, ee Gobolka Shabellada hoose, halkaas oo ay maleeshiyada Al-Shabaab...
Xukuumadda Itoobiya ayaa go'aansatay in la xiro dhammaan dugsiyada sare ee dalkeeda si Ardaydu ay uga qaybqaataan badbaadada dalkooda, halkii...
Taliyaha Ciidamada Dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi, ayaa ciidamada uga digay in ay dhibaato u geystaan dadka shacabka ah, wuxuuna...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa codsatay dhaqaale dheeri ah oo lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed ee ay Abaaraha sameyeen....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa sheegay in Cadaaladda la horgeyn doono Eedeysanaasha loo heysto...
Taliyaha Ciidanka Booliska General Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in Ciidanka ay gacanta ku hayaan Askartii...
Wasiirada Cadaaladda iyo Amniga Gudaha ayaa shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay askartii ka dambeysay falal dil ah oo ka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayay ayaa caawa soo gaaray magaalada Muqdisho ee...
Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho