Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markii uu arkay warqadda sumaddeedu ay tahay XRW/314/9/2021 ee uu soo saaray...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqo ka-joojin ku sameeyey agaasimaha hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlawe Xuseen ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Guddiyada Hirgalinta doorashooyinka Heer Federaalka,...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalay furitaanka shir-weynaha Shaqada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ay wehliyaan...
In ka nadan 92-arday oo dhameystay maadooyin kala duwan oo la xiriira Farsamada Gacanta ayaa maanta munaasabad lagu guddoonsiiyay agabkii...
Rasaas culus ayaa laga maqlayaa xarunta madaxtooyada dalka Guinea Konakry Axaddan maanta ah, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee Reuters....
Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa qudbad ku saabsan tamarta ka jeediyay machad TAIHE ee Shiinaha. Danjiraha...
Xubnaha guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka ee heer federaal ayaa maanta doortay guddoomiye cusub ka dib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho....
Waxaa Heshiis rasmi ah wada gaaray guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra'issul wasaare...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mahadnaq ballaaran u jeedinaysaa dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah ee garab-istaagga iyo taageerada buuxa u muujiyay...
Munaasabad kooban oo lagu daahfurayay xarunta cusub ee Hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta ee NIRA ayaa lagu qabtay magaalada Ceeldheer ee...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, held a telephone conversation on Wednesday with his...
The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has made a historic announcement declaring significant progress...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho