Gudoomiyaha gobolka Mudug iyo masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay xukun ay maxkamadda darajada koowaad ee Mudug ay ku riday dad...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska DANAB, ayaa waxay howlgallo qorsheysan ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha...
Abaar sababtay Macluul baahsan ayaa laga soo warinayaa Deegaanno badan oo ka tirsan Gobolka Mudug. Dadka ku nool inta badan...
Safiirka Soomaaliya ee Qaahira ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Ilyaas Sheekh Cumar ayaa maanta kulan la...
Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo Eng Maxamed Cabdi Cilmi ayaa soo xiray tartanka kubadda Cagta Deegaannada Hoosyimaada magaalada Gaalkacyo. Tartanka oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta la qadeeyay oo wakhti la qaatay Ciidamada Madaxtooyada Puntland. Madaxweynaha...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiraxmaan Cali Diiriye (Isxal) ayaa Maalmahaan ku howllan sidii loo damin lahaa xiisadda colaadeed ee ka...
Dowladda Niger ayaa ku dhaawaqday in dalka uu galayo labo maalin oo baroor ah oo loo samaynayo 69 qof oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guriga uu ka deganyahy magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay...
Xaaladda dalka Ethiopia ayaa meel cakiran mareysa, Xoogagga mucaaradka ee ay Jabhadda TPLF ugu weyn tahay ayaa qabsaday magaalooyin halbowle...
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha, Mudane Mohamed Nur Olow, ayaa ka qayb galay kulanka labaad ee Guddiga Fulinta...
RADIO MUQDISHO:- Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka XDS, kaas...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha KMG ah, ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar,...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho