Safiirka Soomaaliya u fadhiya Zambia, Danjire Xaawa Xasan Maxamed ayaa ka qeyb gashey kulan wada tashi ah oo dhexmaray ergo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqa ku jooga dalka Kenya ayaa bogaadiyay doorashada xubnaha...
Guddiga qabashada Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaamka Galmudug ayaa kulan ay yeesheen kadib soo saaray Habraaca Doorashada Aqalka sare ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya iyo Amiirka dalka Qatar ayaa qadka Telefoonka uga wada hadlay xoojiintaiyo horumarinta xiriirka labada dal. Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug Maxamed Daahir Guuleed, ayaa maanta shahaadada musharaxnimada guddoonsiiyey qaar ka mid ah...
Ra’iisul Wsaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee degan...
Daaliban oo ah koox argagixisa ah oo ka dagaalanta wadanka Afghanistan, ayaa la wareegay magaaladii 9-aad oo ah caasimad gobaleed,...
Doorashadii ka socotay magaalada Garoowe ee ay Baarlamanka Dowlad gobaleedka Puntland ku soo dooranayeen Xubnaha Aqalka sare ee ka mid...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilka ka qaaday Afar gudoomiye Degmo oo...
Idiris Cabdullahi Macalin , oo Magaciisa Afgarashada ee Kooxda Nabadiidka Al-shabab loo yaqaano uu yahay (Food Cadde ) ayaa Maanta ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho