Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta saxiixay miisaaniyadda Dowladda Galmudug ee 2022. Miisaaniyadda Galmudug ee...
Guud ahaan madaxda iyo shucuubta dalalka caalamka ayaa manta u dabbaaldegaya xuska maalinta caalamiga ah ee Naafada Xuska maalinta Naafada ...
Waxaa lagu qabtay machadka caafimaadka Xaaji Cabdi maalinta musqulaha aduunka oo sanad walba laga xuso aduunka 19- Nov, balse dib...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullahi Deni ayaa maanta kulan la yeeshay qaarkamida golihiisa Wasiirada waxa uuna sheegay in...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta tirada asbuucii la soo dhaafay ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaal Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa Safaardda...
Safiirka JFS ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa Safaardda soo dhaweyn...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Shir guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Galmudug. Shirka...
Howlgal qorshaysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ururka 5aad Guutada 16 ee Kumaandooska Danab iyo kuwa Dowlad Gobaleedka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...
RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u gudbisay dukumentiga ansixinta Heshiiska Dhismaha Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa hoygiisa qado sharaf iyo soo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho