Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun shan sano ah oo xabsi ah ku ridday mid ka mid ah khubarada fallanqeeya siyaasadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradaha Dekadaha, Daadiidka iyo hay’adaha amniga...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM Jeneral Diomede Ndegeya, iyo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo shir-jaraa'id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa ka hadlay Xaaladda Galmudug Madaxweenaha...
Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Maxamuud Maxamed Kheyr ayaa Furey Shirka Wadatashiga Agaasimiyaasha Guud ee Aas-aasida Madasha Hanaanka...
Matt Brydan mulkiilaha Hey’adda Sahan Reseach ayey Maxkamadda gobolka Banaadir waxay ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer...
Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) Mudane Maxamed Xasan Ciro iyo Xubno kale oo ka tirsan GHDHF ayaa gaadhay...
Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay arrimaha isbeddelka cimilada, xaaladda Afgaanistaan iyo dib u soo celinta Qorshaha Wadajirka ah ee...
Xoghayaha fulinta urur goboleedka IGAD ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee iminka ka jirta Sudan, waxa uuna sheegay in...
Degmada Warta Nabadda ayaa u soo baxday Afar dhammadka tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaanmada Gobolka Banaadir 2021 kadib markii...
Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...
Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho