Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddiyada Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed Mudane Yuusuf Cabdulqaadir Maxamad ayaa Radio Muqdisho uga waramay qabanqaabada Doorashada Golaha Shacabka sida ay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shacabweynaha Puntland gaar ahaan bulshada magaalooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ugu...
SIimInaar loogu kuurgalayey qaabka korjoogayaasha uga qayb qaadanayaan hufnaanta Doorashooyinka Dalka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho; iyada oo ay...
Safiirka dalka Switzerland ee Soomaaliya Valentin Zellweger oo ay wehelinayeen Agaasimaha iskaashiga geeska Africa Thomas Oertle iyo lataliyaha maamulka iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Wasiirka Amniga gudaha ayaa kormeeray xarunta Hay’adda Nabad...
Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa ka walaacsan dagaalka ka socda magaalada Guriceel ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Colaaddu ma aha oo kaliya...
Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo gabagabeenayey Ololaha Sagaalaad ee daaweynta...
Natiijada codbixinta doorashada golaha deegaanka Ufeyn, Natiijada codbixinta degmada Eyl iyo Qardho ayaa Ku soo idlaatay waxaana Ka soo baxay...
Xildhibaan Muxsin Cabdulaahi Xaaji Cabdi oo kamid ah barakacayaasha Soomaaliyeed ee ku nool Puntland ayaa kamid noqday golaha degaanka cusub...
Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...
Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho