Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay Marwo...
Dowladda Madagascar ayaa sheegtay in lasoo xiray 21 qof oo ka danbeeyay sida la sheegay isku day dilka madaxweynaha dalkaas...
Wararka ka imanaya dalka Masar ayaa sheegaya in ciidamada militariga dalkaasi ay laayeen in ka badan 80 ka mid ahaa...
Maamulka Isbitaalka Martiini ayaa sheegay in 23 qof ay u geeriyootay cudurka COVID-19 laga soo bilaabo 18 bishii July ilaa...
Boqolaal dadwayne ah, saraakiil iyo askar ka tirsan guutooyinka daraawiishta Galmudug iyo Mas'uuliyiin isugu jirta Xildhibaanno iyo Wasiiro ayaa garoonka...
Taliyaha ciidanka Dhulka Janaraal Maxamed Tahliil Biixi iyo Wasiiradda Amniga iyo Dhalinyarada Galmudug ayaa gaaray Saldhigii ugu weynaa Alshabaab ku...
Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkan ka mid noqday labada safiir ee lagu casuumo in ay...
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed oo ay ka socoto doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka...
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka socota doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku...
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Mudane Abdullaahi Abyan Nuur ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo oo ay ka dhaceyso...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 21-kii Diseembar 2025 fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah khawaarijta, kaas oo ka dhacay...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho