Waxaa si habsami leh u socoto doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ku matalayo Dowlad Goboleedka Galmudug waxaana la doortay kursigii Toddobaad....
Magaalada Baydhaba waxaa goordhaw ka bilaabatay doorashada seddax ka mid ah kuraasta golaha Aqalka Sare ee BFS. Kursiga koowaad waxaa...
Safiirka Mareykanka ee Liibiya ayaa Jimcihii booqasho ku tagay caasimada dalka Turkiga si uu wada hadalo ula yeesho saraakiisha ugu...
Maamulka dalka Ivory Coast ayaa diiwaangaliyay kiiskii ugu horreeyay ee fayraska dhiig -baxa ee Ebola muddo 25 sano ah ka...
Wafdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo uu hogaaminayo gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay u safray...
Bulshada iyo Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa wadajir ugu howla bilic soo celinta Magaalada iyo martigalinta dadka ka...
Dufcadii ugu horeysay ee dugsiga sare ah ee ka qalinjabisa dugsiga saree e Xudur ayaa waxaa xaflad qalin jabin iyo...
Ciidamada Booliska Gobalka Bari ayaa howlgal amniga lagu sugayo ka sameeyay Xaafadaha magaalada Boosaaso ee caasimadda Ganacsiga Gobalka Bari ,...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 70 xaalado cusub...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed ayaa daah furey kulan ku saabsan wadatashiga Waxbarashada iyo diyaarinta qorshaha istaraatiijiyadda Waxbarashada. Mudane...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho