Dhagayso Barnaamijka u Fiirso Fankaaga oo lagu waraysanayo Fanaan Cumar Dhuule Cali. Waxaana Barnaamijkan oo uu daadihinayo Wariye Idiris Xasan...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay kulan ku saabsan howlgalinta Hey’adda adeegyada Baaritaanka iyo...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Arimaha Garsoorka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Ibraahim Xasan oo dhowaan la wareegay xafiiska...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa ka qayb galay Aaska Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Marxuum Cabdullaahi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayey Guddiga Madaxa Bannaan ee La...
Wafdi uu hogaminayo Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed qeybna ay ka ahaayeen Xilibaano Katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Madaxweynihi...
Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow ayaa Kormeer ku soo maray ilaa Shan deegaan oo dhaca jihada galbeed ee Caasimada,...
Madaxweynaha Afgaanistaan Ashraf Ghani ayaa khudbad uu u jeediyay shacabka ku sheegay in la tashiyo ay u socdaan dowladda dhexdeeda...
Ciidamada amniga ee dalka Turkiga ayaa qabtay 34 muhaajiriin ah oo dalkaas kusoo galay si sharci darro ah. Dadkaan oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galaya munaasabadda daah-furka Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho