Wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyeynta Galmudug ayaa maanta baarlamaanka Galmudug horgesay hindise sharciyeedka nidaaminta iyo nakhshadeynta magaalooyinka, maamulka dhulka...
Hay'adda duulista rayidka ayaa galabta guddoonsiisay shatiga iyo taarigada ay ku shaqeyneyso shirkadda Jubba Airways Xaflad ballaaran oo ay ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti u diray hambalyo...
Munaasabad lagu maamusayay 44-sana guuradii kaso wareegatay markii Jabuuti ay xurnimad ka qaadatay gumestihii Faransiiska sanadkii 1977-dii ayaa lagu qabtay...
Madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Danjire Francisco Madeira ayaa hambalyo u dirayay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti, munaasabadda...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Saraakiil ka tirsan Hoggaannada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo qaar ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Saleemaan Shiikh Cumar oo matalayay Wasiirka Maaliyadda Cabdirahmaan Ducaale Beyle ayaa ka qeybgalay shirka...
Boqolal katirsan Ciidamadda AMISOM ee kasocda dalka Jabuuti kuna sugan Magaalada Beledweyne ayaa udabaal degay sanad guradi 44 ee kaso...
Taliye ku xigeenka ciidanka booliska gobolka Mudug ee Galmudug Gaashaanle Maxamed Mire Maxamuud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay...
Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa Saakay Xukun Dil ah ku Fulisay Kudhawaad Labaatan katirsan Argagixisada Alshabaab. Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee...
Somalia H.E. Hassan Sheikh Mohamud, Prime Minister Hamza Abdi Barre, Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, Senate Speaker Abdi Hashi...
The Somali community in Canada marked the 66th anniversary of Somalia's independence with Somali Heritage Week 2026, a week-long programme...
Safaaradda Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loogu maamuusayay 66-guuradii ka soo wareegtay markii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho