Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa Saakay Xukun Dil ah ku Fulisay Kudhawaad Labaatan katirsan Argagixisada Alshabaab. Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee...
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo kaashanaya Shacabka magaalada Wisil ayaa Cashar lama ilaawaan ah u dhigay isla markaana jab xoogan u...
Dadka reer Jabuuti waxa ay ka mid yihiin shucuubta Soomaalida ee nasiibka u helay in ay ku noolaadaan geeska Afrika,gaar...
Howgalkani oo ahaa mid qorsheysan ay Ciidanka Xoogga Dalka ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ujeedkiisu ahaa...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Djibouti Salaad Cali Jeelle ayaa ka qeyb-galay shirka wasiirrada maaliyadda ee wadamada Geeska Afrika, waxaa sidoo...
Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta tababar socon doona muddo dhawr bilood ah Kuliyadda tababarka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Degmada Carmo...
Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa galabta kormeertay Taalada Daljirka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye "Qoor Qoor" iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho,...
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Garsoorayaal. Dikreeto. Magacabid Garsoorayaasha Galmudug Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Markuu Arkay: Qodobka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyada oo siweyn loogu...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa qaraxii argagixisanimo ee lala...
Somalia H.E. Hassan Sheikh Mohamud, Prime Minister Hamza Abdi Barre, Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, Senate Speaker Abdi Hashi...
The Somali community in Canada marked the 66th anniversary of Somalia's independence with Somali Heritage Week 2026, a week-long programme...
Safaaradda Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loogu maamuusayay 66-guuradii ka soo wareegtay markii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho