Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta Dowlad Goboleedka Galmudug ee bartamaha Dalka ayaa caawa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay maalinta cafiska Soomaaliyeed,...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa magaalada Nairobi...
Agaasimaha Hiddaha iyo Tacliinta Sare ahna Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji iyo ASG Lisa Filipetto oo ah kaaliyaha Wakiilka gaarka ah...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Wasiirka Waxbarshada ayaa kulan la qaatay Alice Albright...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Saleebaan Maxamed Maxamuud iyo Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Mudane Faarax...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire...
Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo uu hogaaminayay Guddoomiye Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta qaabilay xubno ka socday xafiiska Qaramada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga uu hogaaminayo iyo madaxda hay’adda GPE ayaa shir hadda...
RADIO MUQDISHO:-Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha, S/Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan howlgal qorshaysan oo 4-tii Sebtembar 2026 ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada...
RADIO MUQDISHO:-Dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26 iyo Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka iyo Farshaxanka Dalka. Ku:...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho