Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer Federaal, isagoo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ah Gegidda diyaaradaha caalamiga...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maanta gaaray Koonfurta Gobolka Mudug ayaa caawa ku hoyanaya magaalada Bacaadweyne...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Galmudug Gaashaanle dhaxe Cabdullaahi Abuukar Xasan oo uu wehliyo xeer ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Qeybta...
Kulan ka tirsan Horyaalka heerka koowaad ee dalka oo ahaa kii ugu dambeeyay ee ay wada cayaarayaan Kooxaha Horseed iyo...
Taliyaha ciidanka Booliska Qaybta guud ee Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Farxaan Maxamuud Qaroole, Taliyaha Booliska Qaybta Waliyoow Cadde Kornayl Yaasiin...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbinayaa Natiijada Guud ee Imtixaanka, tobanka kaalinta koowaad gashay iyo 30ka dugsi ee...
Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2020-2021, waxaana ka qeyb...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka Difaaca dalka...
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane, Axmed Cabdi Kaariye “QoorQoor” ayaa goordhow gaaray degaanka Qaycad oo ka mid ah furimaha hore...
RADIO MUQDISHO:-Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha, S/Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan howlgal qorshaysan oo 4-tii Sebtembar 2026 ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada...
RADIO MUQDISHO:-Dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26 iyo Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka iyo Farshaxanka Dalka. Ku:...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho