Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay jawi wanaagsan oo ku saabsan arrimaha doorashada...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Somaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo uu Welhiyo Wasiirka arrimaha dibedda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, safar ugu maqna dalka dibadiisa ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay Garoowe....
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijada 10-ka arday ee ku guuleystay Imtixaanka shahaadiga...
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma oo hadda maxbuus ah ayaa loo golaaday inuu xabsiga ka bixi karo si...
Saraakiisha Daraawiishta Galmudug ayaa sheegay in galabta uu isku soo dhiibay horjooge ka tirsan Argaguxisada Al-Shabaab. Taliyaha Ladagaallanka Argagixisada ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay xaq u leeyihiin inay isu...
Guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble u soo gudbiyay Warbixinta...
Kooxda kubadda Cagta Elman oo ka mid ah kooxaha ugu waaweyn ee Soomaaliya ayaa maanta ka hartay horyaalka koowaad ee...
RADIO MUQDISHO:-Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha, S/Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan howlgal qorshaysan oo 4-tii Sebtembar 2026 ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada...
RADIO MUQDISHO:-Dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26 iyo Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka iyo Farshaxanka Dalka. Ku:...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho