Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku dilay maleeshiyaad ka tirsan...
Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Xuseen Macalin Dr. Gurrey aya kormeer indho-indheyn ah ku tagay isbitaalada Magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay u soo bandhigeysaa bogaadinteeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabad Baanka Dhexe ee Soomaaliya...
Saraakiisha ka socotay Hay'adaha Qaramada Midoobay ayaa ujeedkooda ahaa mid xaqiiqo raadin ah, kaasi oo looga gol leeyahaa ka warqabka...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Guutada 9aad qeybta 60-aad ee gobolka Bakool ayaa maanta Howlgal ciidan waxa ay ka sameeyeen Degaanno...
Mas'uuliyiin ka socda Hay'adaha Qaramada Midoobey, sida OCHA, WHO, UNICEF, UNHCR, IOM iyo WFP ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo, waxaana...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka kulan kula qaatay Saaxibada...
Dowladda Koofur Afrika ayaa diblumaasiyiinta u dhashay dalka Malawi ee ku sugan dalkeeda u qabatay iney 72 saac gudahood dalka...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu Xusayay Maalinta Caalamiga ah ee ka hortagga Shaqaaleysiinta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay gabadha soomaaliyed ee Naadiya Maxamed oo ah...
Afartaan Eedeysane, ayaa lagu Eedeyey Kamid Noqoshada Khawaarijta oo ay qaabilsanaayeen Fulinta Qaraxyada, Dilalka Gaadmada ah, Basaasid, Tashkiilin iyo Kala...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay duleedka deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha Dhexe...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoonka Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed, ayaa kulan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho