Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Sacuudiga, ayaa ku dhawaaqday in la diiwaangeliyay dadka sannadkan 1442, ka qeyb gali doona Acmaasha xajka....
Dadweynaha Al-jeeriya ayaa maanta u dareeray goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan golaha baarlamaanka ee dalkaas. Sida ay sheegtay...
Madaxweynaha dalka Azerbaijan HE Ilham Aliyev, ayaa saaka warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya ee dalalka Turkiga iyo Azerbaijan...
Masuuliyiin ka socda Cutubka ciidamada Talyaaniga ee taakuleynta iyo wadashaqeynta shacabka oo saaka soo booqday xarunta Radiomuqdisho iyo Telefishinka Qaranka...
Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya General Berhanu Jula, ayaa la kulmay dhigiisa Jabuuti General Sakariya iyaga oo ka...
Wafdi ballaaran oo ka socda Dowladda Turkiga, ayaa Maanta oo Sabti ah gaaray Tripoli kuwaa oo kulamo la qaadan doona...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheeysan kasameeyay degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay waxay 179 cod ugu doorteen Imaaraadka Carabta xubin aan Joogto ahayn ee Golaha Ammaanka ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay gabadha soomaaliyed ee Naadiya Maxamed oo ah...
Afartaan Eedeysane, ayaa lagu Eedeyey Kamid Noqoshada Khawaarijta oo ay qaabilsanaayeen Fulinta Qaraxyada, Dilalka Gaadmada ah, Basaasid, Tashkiilin iyo Kala...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay duleedka deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha Dhexe...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoonka Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed, ayaa kulan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho