Is-afgaradka Wasaaradda Waxbarashada ee Dawladda Federaalka iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shir muddo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummadda...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta u soo xiray tababar...
Madaxweynaha Dawladda South Sudan Salva Kiir Mayardit ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga uga guddoomay safiirka cusub ee Dawladda Soomaaliya...
Garoonka diyaaradaha Degmada Xudur ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday dhismaha garoonka oo noqonaysa tii ugu horeysay ee...
Waxaa muddooyinkii danbe sii kordhayay daddaalada Shacabka Gobalka Mudug ay ku dhiirigalinayaan Ciidanka Amniga ayaa waxaa Cawil Cabdulle oo ah...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shacabka Soomaaliyeed, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii, iyo bahda dhaqanka uga tacsiyadeeyay...
Kulan mahadcelin iyo qada sharaf oo loo sameeyey saraakiisha Qeybta 27aad ciidamada xoogga dalka, kuwa AMISOM iyo Maamulka Degmada ayaa...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dowladda iyo ka shacbiga Galmudug wuxuu dhambaal...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar, Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi, ku-xigeenka Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha, S/Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan howlgal qorshaysan oo 4-tii Sebtembar 2026 ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada...
RADIO MUQDISHO:-Dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26 iyo Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka iyo Farshaxanka Dalka. Ku:...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho