Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan looga hadlayay dardargalinta howlaha hortabinta leh ee Wasaaradda...
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa kulan wada tashi ah la yeeshay guddomiyeyaasha dagmooyinka gobolka, kaasi oo maanta lagu soo gabo gabeeyay...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey...
Shan qof ayaa ku dhimatay dab xoog leh oo ka kacay machadka Serum ee dalka Hindiya. Dhismaha machadka ayaa ah...
Wasiiru Dowlaha Aminga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Farxaan Cali Axmed Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya mudane, Cusmaan Abuukar Dubbe oo uu wehliyay Agaasimaha Wakaaladda Wararka SONNA Cali Cabdulqaadir...
Wasaaradda difaaca Itoobiya ayaa sheegtay in ay isdhiibeen labadii taliye ee hogaaminayay dagaalka kooxda TPLF . Maj. Gen Mohamed Esha...
Dhismahan ayaa ah meesha ugu weyn aduunka ee lagu farsameeyo talaalka COVID-19 saraakiisha dab-demiska waxay sheegeen in sababta dabka la...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Sheekh Bagadi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Qaramada midoobay ayaa soo dhaweysay in Mareykanka soo celiyo wada-shaqeyntii kala dhexeysay Ururka Caafimaadka Adduunka. Xog-hayaha guud ee qaramada midoobay...
RADIO MUQDISHO:- Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay warbixinta natiijada doorashadii golayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir....
RADIO MUQDISHO:-Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo la hadlay Telefishinka Al-Jasiira ayaa sheegay in Israa'iil ay doonayso...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Jamhuuriyadda Carabta ee Suuriya ayaa si kulul u cambaareysay kuna gacan sayrtay aqoonsiga dhex maray Israa’iil iyo Somaliland,...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Haashimi ee Urdun, Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka ee Aljeeriya, Midowga Jasiiradaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho