Afhayeenka ciidanka Xoogga dalka Kornayl Cali Xaashi ayaa wareysi uu siiyay Radio Muqdisho ku sheegay inay ku dileen in ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta socdaal ku tegay magaalada Jowhar ee Xarunta Dowlad-goboleedka Hirshabeelle,...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Axmed Yuusuf ayaa maanta xarunta Maxkamadda Sare kulan kula qaatay ururka qareennada. Kulanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliniyo ku simiha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga...
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabada dhaarinta golaha Wasiirada cusub ee dhawaan uu madaxweynahu...
Wefdi uu hogaaminayo, ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, oo maanta tagay magaalada Jowhar, ayaa kormeerey meelaha...
Munaasabad balaaran oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa lagu daah furey qorshaha Faya-dhowrka Caafimaadka dowladaha hoose ee Xamar, kaas...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka Gargaarka iyo Samafalka ee Gobolka...
Maamulka Sare ee dugsiga farsamada gacanta ee Xeyle Bariise ayaa boqolaal arday oo ka mid ah kuwa maanta uu...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho