Kulanka ka tirsan tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ka soconaya magaalada Muqdisho, isla markaana ah...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Khaliif Cabdi Cumar ayaa maanta kala diray rugta ganacsiga iyo Warshaha, kaddib...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa dood ku saabsan dhageysiga Dadweyne ee Miisaaniyadda Qaranka sanadka 2021, kaasi oo...
Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) iyo wafdi uu hogaaminayo oo goor dhaw gaaray magaalada Garoowe ee...
Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo goordhaw gaaraya Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa kusoo dhaweeyay...
Kulankan oo uu soo qaban qaabiyay Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda...
Wasiirka difaaca Turkiga Hulusi Akar ayaa sheegay in weerar kasta oo ay ku soo qaadaan maleeshiyaadka beriga Libya ee uu...
Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta hal abuurka Shaqada iyo...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee Jamhuuriyadda Turkiga, halkaas...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale si buuxda u adkeeyay ilaalinta madax-bannaanida, midnimada dhuleed iyo wada jirka Jamhuuriyadda...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho