Cabdullahi Qosal Biid waa wiil da'yar kuna nool deegaanka Xarfo oo hoostaga dagmada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug wuxuu horay...
Gudoomiyaha maxkamadda Gobalka Mudug abuukaate Cabdirisaaq Cali Yuusuf, oo ay wehliyaan qaar ka mida culumada gobalka mudug iyo aqoon yahanao...
Ciidamada Xoogga dalka ururka 41-aad Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Dagmada Buulo-burte iyo deegaano hoos-yimaado ayaa...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho. Waxaa Garoonka...
Kooxo Burcad ah oo Koonfur Afrikan ah ayaa Gudaha dalkaas ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka Ganacsiga u...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa U sheegay Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu in Falastiiniyiinta ku sugan Qudus ay tahay in...
Shirkii Wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka oo u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka...
Wasiirka Arimaha Dibadda Masar Saamix Shukri, ayaa caddeeyay in ay muhiim tahay heshiis la gaaro kahor buuxinta labaad ee biyo...
Kulanka ducada ah oo ay soo qaban qaabiyeen Saraakiisha booliska saldhigga Wadajir ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan soo dhaweyn iyo is xog-wareysi ah la yeeshay Madaxweynaha...
Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho