Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Magaalada Baladweyne ayaa Hay’addaha , Ganacsatada iyo deeq bixiyayaasha ugu baaqay in ay caawiyaan...
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray deegaanka Wisil ee koonfurta gobolka Mudug. Guddoomiyaha ayaa...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Khudbaddii Madaxweynaha ee kulanka Golaha Shacabka. Khudbaddii aan ka jeediyey Kulanka Gaarka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa soo dhaweeyay in ra'iisal wasaaraha XFS lagu wareejiyo daadijinta Doorashada iyo Amniga. Waxaa uu u...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas’uuliyadda doorashooyinka. Ra’iisul...
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Turkiga dowladda Turkiga ayaa lagu soo dhaweeyey go'aanka ay maanta xildhibaanada...
Qoraal ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyey go’aankii ay maanta xildhibaanada golaha shacabka ay...
Wafdi uu horkacayo ergayga Qatar ee Soomaaliya ayaa soo gaaray garoonka Aadan Cadde, waxaana halkaasi su diiran ugu soo dhaweeyey...
Mareykanka ayaa maanta oo Sabti ah, bilaabay inuu ciidamadiisa kala baxo Afghanistan, kadib markii uu horay ugu dhawaaqay arrinka ka...
Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...
Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho