Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa mar kale isugu yeeray madaxweynayaasha 5ta Dowlad Goboleed iyo Gobolka...
Wasiirka Wasaardda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fawziya Abikar Nur iyo Ku-Simaha Agasimaha Guud ee Wasaardda...
Koox hubeysan oo aan Lagaraneyn ayaa Degmada Baladxaawa caawa fiidkii waxa ay ku dileen Nabadoon Maxamed Xaashi Diiriye xili uu...
Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag loo haysto falal argagixisanimo oo howlgal lagu soo qabtay....
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta aaladda fogaan arragga uga qeyb galay Shirka Sanad...
Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ka bilaawday Tallaalk COVID-19. Tallaalka ayaa lagu bilaabay Mas’uuliyiinta kala duwan ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble aya shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukumadda Faderaalka...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimha Diinta Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyay shir weynaha Horumarinta Arrimaha Xajka oo ay soo qaban qaabisay...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo maanta gaaray degmada Warsheekh ayaa...
Taliska Ciidanka xoogga dalka qaybta 21-aad ayaa ciidan dheeraad ah geeyey deegaanka Ceel-dheere ee gobolka Galgaduud, ka dib markii argagixisadu...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...
Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo...
Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Omar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho