Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay ka hortagga karoona...
Laamaha Ammaanka Jubbaland ayaa goor-dhaweyd gacanta ku dhigay lacago been abuur ah iyo waxyaabo maanka dooriya oo la doonayay in...
Magaalada Hague ee dalka Holand maanta oo isniin ah taariikhduna ay ku beegan tahay 15-ka Maarso 2021, waxaa lagu wadaa...
Mid kamid ah maleeshiyaadka Alshabaab ayaa ku dhintay gaari argagaxisada walxaha qarxa ku soo rakibeen oo saaka ciidanka kumandooska xoogga...
300,000 oo Kuuro (Doses) oo talaalka cudurka corona ah ayaa maanta soo gaaray Soomaaliya, wasiirka caafimaadka XFS Fowziya Abikar Nuur,...
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MALAAQ YUUSUF CABDIYOW MACALLIN. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MALAAQ YUUSUF CABDIYOW MACALLIN Muqdisho, Maarso 14, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay islamarkaana ay ka soo qeybgaleen agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka...
Shir ay maanta magaalada Baydhabo ku yeesheen guddiga la socodka xaaladaha cudurka coronavirus ee Koofur Galbeed ayay ka soo saareen...
Shirka wadatashiga diyaarinta qorshaha horumarinta Galmudug oo maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka qeyb galay xubno matalayay bulshada...
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...
Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu daah-furay xarunta dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka...
Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho