Baarlaaanka dalka Rwanda ayaa ansixiyay heshiis ay diyaarada Rwanda Air ugu duuleyso shan dal oo ay Soomaaliya ku jirto. Waaxda...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa Hay’adda Qaramada Midoobay uqaabilsan Beeraha iyo cuntada ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano...
Munaasabadaan lagu dhagax dhigayay Xarunta hanuuninta iyo Horumarinta Dhallinyarada ee Degmada Hobyo ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka Degmada iyo...
Ra’isul Wasaare ku-xigeenka Itoobiya ahna Wasiirka Arimaha dibadda Demeke Mekonnen ayaa gaaray dalka Congo DR halkaas oo uu kula kulmay...
Taliyaha ciidanka Itoobiya General Berhanu Jula ayaa ku eedeeyay madaxa heyada WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus in uu xiriir la leeyahay...
Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka biyaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed, Soomaaliya oo kaashanaysa hay’adaha feydhowrka ka shaqeeya ee ka howgala magaalada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka iyo Khilaafaadka....
In ka badan rubuc milyan qof ayaa COVID-19 ugu geeriyootay Mareykanka, sida ay sheegtay jaamacadda Johns Hopkins University oo aruurisa...
Magaalada Hargeysa, saaka waxa ka socota qaban qaabada aaska Allah u naxariistee, Cumar Carte Qaalib, oo shalay ku geeriyooday isbitaal...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda Federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta qabtay kulan lagu soo bandhigayay Natiijada Qiimeynta iyo Hubinta Hufnaanta Qabashada, Xisaabinta iyo...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Belgium ayaa maanta qabtay muddaharaad ay kaga soo horjeedeen faragalinta qaawan Isra'iil ee ka dhanka ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa galabnimadii Sabtida kulan kula...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho