Alle ha u naxariistee Cumar C/Qaadir Baarajab oo ka mid ahaa ciyaartooydii kubada kolayga Qaranka iyo naadiga LLPP JEENYA oo...
Guddiga nabadaynta deegaanada Xananbuure iyo Qalaanqale ayaa ka warbixiyey halka wax u marayaan iyadoona laga gaaray guulo la taaban karo...
Saraakiil ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shir looga hadlayo Caqabadaha xaduudaha, xalinta khilaafaadka iyo maareynta isticmaalka hubka fudud uga...
Maxkamada Gobolka Mudug ayaa ganaax mid 700 boqol oo doolar ku riday 31 ruux oo si sharci daro uga kalluumeysanayay...
Xiddigle Maxamed Axmed Salaad (Carab yare), Taliyaha horinta koowaad, ururka 83-aad, Guutada 14 Oktoobar ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed waxa...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay maanta daahfurtay Barnaamij cusub oo loogu magac daray Fogaan-dersi...
Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa maanta tababar socdey mudo 10-casho ah usoo xirtay in ku dhow 30-dhalinyaro...
Kulan ku saabsan kor u qaadista dimuquradiyada iyadoo la isticmaalayo tababarida haweenka si ay uga qayb-qaataan hanaanka siyaasadda dalka ayaa...
Saraakiil ka socota dowladda federaalka Soomaaliya oo shir looga hadlayo Caqabadaha xaduudaha, xalinta khilaafaadka iyo maareynta isticmaalka hubka fudud uga...
Madaxweyniyaasha shanta dowlad goboleedyada iyo wakiilo ka tirsan beesha caalamka ayaa maanta ka wada hadlay xal u helidda caqabadaha ka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho