Madaxweynayaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maalintii saddexaad Shir uga socdo Muqdisho ayaa kulan la leh Wakiilada...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta 60-aad ayaa howlgal lagu baacsanayo maleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyay wadada xiriirisa magaalada Baydhabo ee xarunta...
Sarah Obama oo ah ayeeyada madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa ku geeriyootay dalka Kenya iyadoo 99 jir ah....
Xildhibaanno ka tirsan BFS oo ka qeyb galay tababbar ay Muqdisho ka furtay xarunta cilmi barista iyo horumarinta aadanaha kaas...
Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Fedeeraalka ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 28-ka bisha Maarso...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dib u dhigay Fadhi ay maanta yeelan lahaayeen Xildhibaanaddu, kaas oo qorshuhu u ahaa in looga...
Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda waxey dadweynaha ku nool magaaladda Mogadishu la wadaagaysaa Goobaha Caafimaad ee laga heli karo Tallaalka...
Madaxweynaha Madagascar Andry Rajoelina ayaa sheegay in madaxweynihii hore ee dalkaas, Didier Ratsiraka geeriyooday. Didier Ratsiraka oo Madagascar soo xukumaayay...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Caabudwaaq ku qaabilay Wafdi ka...
Munaasabad ka dhacday xarunta karantiilka ee magaalada Baydhabo ayaa maanta lagu daah furey Tallaalka cudurka COVID-19 ee degaanada Koofur Galbeed....
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho