Wafdi ka socda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Dekadda Degmada Hobyo, halkaasi oo ay ku soo...
Kulanka todobaadlaha ah ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo ay maanta wadajir u shir-guddoominayeen Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Axmed Mire Cali "Faafaale"...
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale ugu yeeraysaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland in ay ku soo biiraan...
Kulunka Waciyigalinta Cudurka dilaaga ah ee Corona Virus ayaa maanta ka dhacey Magaalada Baydhabo waxaa si wadajir ah u soo...
Toddobo xubnood oo ka tirsan guddiga doorashada ee Niger ayaa ku dhintay qarax ka dhacay dalkaas sidoo kalena waxaa dhaawacmay...
Dooman kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Tuniisiya ayaa soo badbaadiyay 103 tahriibiyaal ah kuwaas oo ka yimid xeebaha Liibiya kuna...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hambalyo ku aaddan sanad guuradii 51-aad...
Wasaaradda Qorsheynta Maagashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maanta gaadiid ku wareejisay wasaaradaha Maaliyadda, Xannaada Xoolaha iyo Xafiiska Deeegaanka ee...
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka carona laga heley 128 kiis ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...
Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...
Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...
Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho