Agaasimaha guud ee wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Aadan ayaa maanta shan gaari ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehliyo Ra'iisal wasaaraha JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda...
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka tacsiyeeyay geerida fanaanadda qaranka Allah u naxariistee, Faadumo Cali Nakruuma oo...
Allah u naxariistee, waxaa maanta isbitaalka De Martini ee magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fanaanadda weyn Faadumo Cali Nakruma, sida ay...
Waxaa si rasmi ah duulimaadyadooda dib u billaabay shirkadaha diyaaradaha Turkish Airline, Ethiopian Airways iyo Uganda Airline kuwaas oo hakiyay...
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Cismaan Abokor Dubbe, oo maanta ka jawaabay war saxaafadeed meel ka dhac ku ahaa...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 257...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta ku wareejiyay agab Caafimaad Wasiirka...
Wasiirka Howlaha Guud iyo dib-u-dhiska ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa dhagax dhigay Dhismaha laami cusub oo lagu kordhinayo magaalada Cadaado....
Wasaaradda Caafimaadka maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa faah faahin guud ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Coronavirus ee laga diiwaamgeliyay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...
Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...
Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...
Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho