Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abokar Dubbe oo ka war-bixiyey Shirka Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ayaa sheegay...
Wasaarada Caafimaadka dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa kala wareegtay tallaalka ka hortagga COVID-19 oo loogu talagalay in ay ka faa'iideeystaan 25...
Talaalkan oo looga hortagaayo Cudurka COVID-19, isla markaana ay ka faa'iideysan-doonaan in ka badan 30 kun qof oo ku nool...
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta la wareegtay Tallaalka cudurka safmarka ah ee COVID-19. 25-kun oo Doos oo ah nooca talaalka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Dr. Fawziya Abiikar Nuur ayaa maanta kormeer shaqo ku tagtay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka...
Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa magaaalada Samareeb ka bilowday buufinta cudurka Corona virus. Magaaladana Samareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa markii ugu...
Ciidanka xoogga dalka ayaa mas’uuliyadda amniga ee degmada Afgooye kala wareegay howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Xaflad lagu qabtay degmada...
Labo qof oo kala ah, aabe iyo wiilkiisa oo umul lagula jirey ayaa geeriyooday, halka shan kale ay dhaawacmeen ka...
Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Doorashooyinka dalka oo soo bilaabmay maalintii isniintii ayaa maanta oo khamiis ah galaya maalintii...
India ayaa si ku meel gaar ah u joojinaysa dhoofinta talaalka coronavirus ee Oxford AstraZeneca, sida laga soo xigtay saraakiil...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho