Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladahii ugu danbeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Wasaaradda ayaa sheegtay...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in Gaari argagixisadu ku soo rartay walxaha Qarxa nuuciisuna...
Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa si weyn ugu codeeyay qaraar qabyo ah oo ku baaqayo in dalka Yaman laga saaro dhamaan...
Maamulka cusub ee madaxweyne Biden ayaa ku dhawaaaqay in ay billaabi doonaan in si tartiib tartiib ah ay Mareykanka u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, dhaqanka iyo dhammaan ummadda...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan yuusuf Cadaala oo hogaaminayo xubno masuuliyiin ah oo dadaalo dhax dhaxaad iyo hishiisìn beelo...
Agaasimaha Guud ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa ka qeybgalay Shirka Agaasimeyaasha Hey'adaha Socdaalka...
Ururka 7aad ee Guutada 16-aad ee Ciidanka kumandooska danab ayaa hawlgal ka sameeyey degaan ka mida gobolka shabeelaha dhexe. Degaanad...
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad oo daah-furay diiwaan-gelinta Diyaaradaha Iyo Ruqsad-siinta Xirfadleyaasha...
Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay dad kale oo badana waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Khudbad ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee ka socda...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Spain ayaa maanta magaalada Madrid ku kala saxiixday heshiisyo la xiriira deyn cafinta iyo horumarinta...
Masuuliyiin ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo uu hoggaaminayay Ku-xigeenka Xoghayaha Ururka, ayaa maanta si rasmi ah xarigga...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maalintii labaad magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka wadday qeybinta deeq gargaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho