Shirka todobaadlaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyey Siyaasadda Qaran ee Howl-gabka iyo Liil-tirka Shaqaalaha Rayidka ee dowladda,...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadana, Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim, ayaa maanta xafiiska ku qaabishay xubno ka socda ururada...
Shirka Golaha wasiirada Puntland ayaa maanta lagu ansixiyay hindise sharciyeedka ilaalinta Goobaha taariikhiga ah ee Puntland, sidoo kalana lagaga hadlay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir guddoomiyey shirka golaha wasiiradda dowlad goboleedka Koonfur galbeed...
Howl gal qorsheysan oo ay sameeyeen ciimada militeriga Nigeriay ayaa lagu dilay 19 xubnood oo ka tirsan kooxda argagixisada ah...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xiriirkiisi ugu horeeyay la sameeyay dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping tan iyo markii la doortay. Labada...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda Soomaaliya, Cismaan Abokor Dubbe, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay...
Shan qof oo lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin ayay ciidanka xoogga dalka qabteen, ka dib markii howlgal...
Xuska sanad guuradii 56 aad ee ciidanka badda iyo difaaca xeebaha Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiirka difaaca...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa khudbaddii maanta u jeediyay xildhibaanada golaha shacabka waxaa uu uga hadlay...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Khudbad ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee ka socda...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Spain ayaa maanta magaalada Madrid ku kala saxiixday heshiisyo la xiriira deyn cafinta iyo horumarinta...
Masuuliyiin ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo uu hoggaaminayay Ku-xigeenka Xoghayaha Ururka, ayaa maanta si rasmi ah xarigga...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maalintii labaad magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka wadday qeybinta deeq gargaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho