Maanta waxaa Muqdisho ka amba baxaya Guddiga Dowladda Federaalka Soomaaliya u xil saartay dhageysiga Dacwadda Arimaha Badda ee u dhaxeeysa...
Laba katirsan maleeshiyaadka waxa ay ugu yeelay al-shabaab amniyaadka oo kooxaha fuliya dilalka qorsheeysan ee ay labeegsadaan shacabka Soomaaliyeed ayaa...
Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhimatay 420 kalana waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo culus oo galabtii Axada gilgilay...
Inta la og yahay 300 qof ayaa ku dhaawacantay dadka kale oo aan wali la cayimin tiradooda waa ay ku...
48 qof ayaa ku dhaawacmay Dab weyn oo ka kacay machadka culuumta diinta, ciidanka Dab-demiska ayaa si degdega uga hawlgalay...
Itoobiya oo heshay xirmooyinkii ugu horeeyay ee talaalka COVID-19 . Waxaa saakay magaalada Adis Ababa ee xarunta Itoobiya gaaray talaalka...
Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta aqalka dowladda hoose kulan kula...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray deegaanka Feer-feer ee Gobolka Hiiraan. Wafdiga Guddoomiye...
Afhayeenka xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Ibraamim Mucalimuu ayaa sheegay in Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya uu diyaar u yahay si wadidda...
Gudoomiyaha baarlamaanka jaamacada carabta Adel bin Abdulrahman Al-Asoumi ayaa si kulul u canbaareeyay qaraxii argagaxisadu ku laayeen dad shacab ah...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho