Aqalka Senate Mareykanka ayaa ansixiyay hindisaha dhaqaale ee lagu caawinayo dadka Amerikaanka ah oo dhaqaalahooda saameeyay safmarka coronavirus, kaas oo...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Alle ha u...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir deg deg ah oo Golaha Wasiirradu yeesheen, kaas oo...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa ku baaqay in si deg deg ah gurmad biyo dhaamin...
Gargaarkan Caafimaad oo isugu jira agabyada kala duwan ee ka hortagidda xanuunka Safmarka ah ee COVID-19, ayay Wasaaradda Caafimaadka Galmudug...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 191...
Boosaaso-Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo saxaafadda kula hadlay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in uu soo...
Hay’adda Caafimaadka Aduunka WHO qayb-teeda Africa ayaa Sheegtay Ilaa Saakay in 12 dowladood oo African ah la gaarsiiyay in ka...
Hay'adda Caafimaadka Aduunka WHO qayb-teeda Africa ayaa Sheegtay Ilaa Saakay in 12 dowladood oo African ah la gaarsiiyay in ka...
Ciidamada ilaalada xeebaha Turkiga ayaa ku guuleystay inay soo badbaadiyaan 36 qof oo tahriibeyaal ah, kuwaas oo doonayay inay si...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho