Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta wada saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo hagi doona sida dalka...
Madaxweynaha Kyrgyztan Sooronbai Jeenbekov ayaa khamiistan maanta ah, ku dhawaaqay in uu iscasilay ka dib markii dalkaas uu ku jirey...
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska isku dubaridka gargaarka bani aadanimada QM ee Soomaaliya UNOCHA ayaa lagu sheegay...
Ra’iisul wasaraaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa culimadda Soomaaliyeed ugu baaqay inay sii xoojiyaan la dagaalanka iyo...
Iyada oo maanta caalamku xusayo maalinka Cuntada Aduunka si loogu baraarugo baahida ayaa hey’adda WFP waxay ay sheegtay in cunada...
Hey’adda FAO ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Beeraha iyo Cunada ayaa ka digtay Ayax hor leh oo Soomaaliya ku wajahan....
Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Hindiya ahna ku-xigeenka safiirka Mudane Saalim Cabdullahi Qalinle ayaa maanta xarunta Safaarada ku soo dhaweeyey...
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa si wada jir ah caawa waxa ay howlo Nadaafadeed iyo bilic soocelin ay ka sameeyeen Waddada...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Odawaa Yuusuf Raage iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooloow ee Gobolka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo kuso dhoweeyey Wafdi uu Hogaaminayey...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahab Cabdi Cumar (Cananuug), oo la hadlay Warbaahinta Qaran...
Madaxweynaha Algeria Abdelmadjid Tebboune ayaa qaabilay Faarax Sheikh Cabdulqaadir Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ahna Wasiirka Waxbarashada XFS, kaasoo farriin...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho