War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska qaybta Booliiska Gobalka Bari ayaa lagu sheegay in Howlgal lagu xaqiijinayo amniga...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa degmada Galdogob ee gobolka Mudug maanta kaga...
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullaahi Siraaji, ayaa maanta oo Sabti ah...
Munaasabadani, lagu weeyneynayay maalinta Macallimka Soomaaliyeed oo ku beegan 21ka November ayaa lagu qabtay caasimadda Hirshabeele,ee magaalada Jowhar, waxaana ka...
Munaasabad kooban oo Ardayda iyo Macalimiinta Jaamcadda Aadan Cade International University ay ku weyneynayeen Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay...
Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan lagu dardargelinayo howllaha ay bulshada Caasimadda u hayaan la...
1974-tii bishii November 21-keeda ayaa loo Asteeyey maalinta macallinka Soomaaliyeed, waxana maanta Xuska maalinta Macallinka Soomaaliyeed ka soo qeyb-galay Wasiiru...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fadraalka Soomaalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa munaasabadda maalinta Macallinka Soomaaliyeed awgeed hambalyo u diray Macallimiinta Soomaaliyeed,...
Guddiga Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan soo diyaarinta warbixin ku saabsan saameynta Caabuqa Saf-mareenka COVID-19 ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho