Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida waxaa ka furmay kulan ku looga hadlayo dhaqashada iyo horumarinta Iyo kheyraadka geela....
Madaxweynaha dowlada goboleedka koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa la filiyaa inuu goor dhaw gaaro magaalada xudur...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa galabta xeebta Liido waqti kula qaatay qaar ka mid ah...
Madaxweyne Yoweri Museveni ayaa tiro aad u badan ku hogaaminaya natiijada doorashadii madaxtinimada ee khamiistii ka qabsoontay dalka Uganda, 49.1%...
Magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool maanta waxaa gaaray wefdi uu hogaaminayo wasiirka maaliyadda Koofur Galbeed ayna kamid yihiin wasiirka...
Xalay magaalada Baydhabo, waxaa lagu qabtay casho sharaf loo sameeyay xulka kubadda cagta ee Koofur Galbeed ee dhowaan ka qeybgalay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay shir-sanadeedka garsoorka Soomaaliya oo ah madal lagu lafa-guro...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Soomaaliya, mudane Xasab Cabdinuur Cabdi, ayaa danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz kala hadlay dardar...
Shirka Golaha Xukuumada Jubbaland oo uu maanta Shir gudoominayey Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyay shirka golaha wasiirada ee todobaadlaha ah. Kulanka ayaa waxaa ka...
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho