Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Khaliif ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Masar Mudane Maxamed Nasar...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta guddoomiyey kullan muhiim ah oo ...
Guddiga doorashada guddoonka labaad ee barlamaanka Hirshabeelle ayaa maanta oo axad ah soo saaray jadwalka doorashada guddoonka golaha wakiilada dowlad...
Dab ayaa maanta qabsaday guri ku yaalla dhabarka dambe ee dhismaha aqalka Hooyooyinka ee degmada Xamarweyne,ka dib markii ay ku...
Hogaamiyaha golaha sare qaranka Sudan jeneraal Abdel Fattah Al-Burhan ayaa maanta oo axad ka degay dalka itoobiya waxaana kusoo dhaweeyay...
Wasaaradda haweenka xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa guda-gashay geedi socodka dajinta qorshe how-leedka qaranka ee fulinta axdiga haweenka Soomaaliyeed’iyadoo shalay ay...
Kaalmada Nolosha | Adeegga FAO ee Lacagta Mobile-ka iyo Caawinta Nolosha oo taageeray bulshooyinka ku nool Soomaaliya Adeegsiga Habka elektoroonigga...
Inta badan Dhul beereedka gobolka bakool ayaa waxaa ka da’ay roobabka deyrta wallow meelaha qaar ay roob la’aan tahay islamarkaana...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho