War qoraal ah oo ka soo baxay Gudiga xaalada deg dega ee dowlada itoobiya u xilsaartay gobalka tigreega ayaa lagu...
Waxaa dunida ku soo laba kacleeyay Xanuunka COVID19, Somalia waxay ka mid tahay dalalka uu dib ugu soo laaba kacleeyay...
Wasiiradda Warfaafinta iyo Maaliyadda xukuumada federaalka soomaaliya ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay xarunta golaha murtida iyo madadaalada ee magaalada...
Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in sadax cisho loo qabtay in ciidanka TPLF ay isku dhiibaan kuwa qaranka ay...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa barnaamijyada hay’adda UNFPA Somalia Mr Andres...
Koongress-ka dalka Peru ayaa madaxweyne cusub u doortay sharci-dejiye lagu magacaabo Francisco Sagasti si loo helo xal siyaasadeed oo lagu...
Dowlada Jabuuti ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee IGAD oo ka hadla colaada itoobiya. Jabuuti waxay sheegtay in ay si...
Madaxweyne Donald Trump ayaa ku fakaray in uu weeraro goobta ugu weyn ee nukliyeerka Iran isbuucii la soo dhaafay laakiin...
Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa howgal qorsheysan ku bur buriyay fariisimo Nabadiidka Al-Shabaab ay ku lahayeen degaanno hoostaga Gobolada...
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII GAASHAANDHIGGA DALKA JABUUTI Muqdisho, Luuliyo, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...
Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho