Maamulka degmada Warta-nabada ee gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyay nin hubeysan oo rasaas ku furay guri mingiska lagu tumo oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir “ Maareeye”, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Aadan Isaaq, Agaasimaha guud...
Muqdisho, Luuliyo 19, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah...
Guddoomiyaha Dhinaca Waxbarashada Degmada Ceel-Berde mudane Maxamed Sh. Xuseen Xaaji Cumar ayaa sheegay in baahi deg deg ah loo qabo...
Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliita Sare Mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa maalintii labaad kormeer iyo dhiiri galin...
Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa Shan Gaari iyo Agab kale oo ay ka mid yihiin Matooro ku...
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta u fariisatay Doorashada Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xaquuqul aadanaha Puntland oo ay u tartamayeen sadex Musharax oo...
Madaxweynaha Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa shaley oo Sabti ah sheegay in dad ka badan 25 Milyan oo reer Iiraan ah...
Wasiiru-Dawlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay geerid mid kamid ah shaqaalaha Wasaaradda oo xalay...
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa guddoomiyay shir muhiimaddiisu sarreyso oo lagaga arrinsanayay...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed munaasabadda 82-guurada...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Waxbarashada,Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wargelisay waalidiinta iyo bahda waxbarashada, in ay hakisay...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay ururrada siyaasadda ee u tartamaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho