Wasiirka waxbarashada dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore oo socdaalka ku maraya qaar ka mid ah deegaanada Galmudug ee gobolka...
Wafdi oo uu hogaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka konfur galbeed Soomaaliya Dr. Cali Siciid Fiqi ayaa gaaray magaalada xuddur ee...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo axad ah furay Kal-fadhiga 47-aad ee golaha wakiillada Dowlad...
Wasaaradda beeraha iyo waraabka Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan Hay’adda adeegyada baritaanka iyo sharciyeynta beeraha Soomaaliyeed u furtay xubno ka...
https://youtu.be/oH9z4ilyjxo
Saraakiisha Ciidamada Booliska degmada Matabaan iyo Galmudug ayaa ka qayb galay heshiis nabadeed oo ay deegaanka Bacda ee duleedka Matabaan...
Wafdi uu hogaaminayoTaliyaha ciidanka booliska Soomaaliya jeneraal Cabdi Xasan (Xijaar) ayaa goor dhaw gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug...
Madaxwaynaha Turkiga Racep Dayip Erdogan oo la hadlayay xubno ka tirsan xisbigiisa AK party ayaa sheegay in madaxwaynaha faransiiska Macron...
Xubnahan ayaa lagu magacaabay wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Waare, waxaana guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle ku meteli doona Maxamed Maxamuud...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho