Kulankaan oo loogu magac daray dhaqanka iyo dhalinyarada ayaa waxaa lagu iftiiminayay fursadaha dhalinyarada uga banaan ka qeybgalka siyaasadda iyo...
Madaxweynaha Galmudud mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta hortagay Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare BFS, kadib kulan...
Dalka Jarmalka ayaa qorsheenaya in uu 1,500 oo qaxooti ah ka soo qaado dalka Gariiga islamarkaana uu siinayo daganaasho Hogaamiyaha...
Tababbar ay si wadajir ah u fulinayeen hay'addaha CRD FCA iyo Eisa ayaa maanta wasaarada arimaha gudaha Galmudug ka furtay...
Madaxweynaha Mareykanka ayaa digniin adag u diray taliska Iiraan, wuxuuna ugu hanjabay in ay laba jibaari doonaan weerarkasta oo ay...
Waxaa kordhay qasaaraha hantiyeed iyo saamaynta nololeed ee ka dhalatay wabiga Shabeelle oo ku fatahay ilaa 92-tuulo oo hoos yimaada...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta lagu wadaa inuu ka qeyb-galo kulanka Aqalka Sare...
Maamulka gobolka banaadir ayaa kulan sagootin u sameeyay naadiga Dowladda hoose ee xamar oo safar Isboorti ugu Amba-baxaya magaalada Garoowe...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho