Dr. Cabdirizak Yuusuf Axmed oo ah La-taliyah Nidaamka Tayada Caafimaadka ayaa warbixin kooban siiyay bulshada isaga oo ka war bixiyay...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanaysa waajibka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii kasoo kordha xaaladda...
Xilli magaaada Jowhar ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ay ka da’ayaan roobka xilliga guga ayaa qaar ka mdi ah barakacayaasha ku...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa S/Guuto Cabdi Xasan Xuseen u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland. Madaxweyne Deni...
Wasiirka Caafimaadka, Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta kulan toos ah ayaa qadka internet-ka la qaadatay Safiirka Maraykanka u fadhiya...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Howlgalo Amni lagu Xaqiijinayo Kawda Wadada udhexeeysa Shalaanbood iyo Afgooye ee gobolka shabeelaha hoose. Ujeedka howlgalkani...
Wasiirka caafimaadka oo sheegtay in dowladdu ay ku howlantahay inay dalka kusoo celiso mawaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayiran Sucuudiga iyo...
Allah ha naxariistee waxaa Magalaada Seattle ee Gobolka washington Cudurka safmareenka ah ee Karoona Feyrus ugu geeriyooday Marxuumad Jamiilo Cumar...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...
Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...
Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho