Ha’yadda Caafimaadka Adduunk (WHO) ayaa ugu baaqday Dowladaha Afrika inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan xilli Dalal kala duwan oo ka...
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa la kulmay Amiirka dalka Qadar Sheekh Tamiim bin Hamad Al Thani, waxaana ay ka hadleyn...
Masuuliyiinta Maamulka degmada Galkacyo ee Galmudug ayaa maanta ugu deeqay maamulka Iyo Bulshada degaanka Docol oo Mudooyinkii u danbeyay cabashooyin...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Mohamed Laftagareen ayaa Xilkaqaadis ku sameyey Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta...
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka...
Munaasabad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha dowlad gobaleedka galmudug iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo maalamahaan socdaal nabadeed ku marayay...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo Saakay lala beegsaday waaxda ilaalada...
gaarigan laga soo buuxiyay walxaxa qarxa ayaa saaka ka dhacay iridka hore ee xarunta laanta canshuuraha oo ku taala degmada...
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay ku shaacisay xiliga la bilaabayo qaadista...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...
Wasiika Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga...
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho