Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheybaaro cusub oo lagu baaro caabuqa COVID-19 (GeneXpert)...
Wasaaradda Caafmaadka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo waxgaradka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa Wasaaradaha kala ah Caafmaadka iyo Gargaarka ee Xukuumadda Soomaaliya...
Shir ay isugu yimaadeen Bulshada degmada Badhan ee Gobolka Sanaag iyo waxgaradka deegaankaasi hormuud u ahaa ayaa lagu dhoweeyey Midaynta...
Wasaaradda Waxbarashada Galmdug ayaa markii ugu horeysay agab waxbarasho, gaar ahaan manhajka waxbarashada geysay deegaanka Toore oo ka tirsan Degmada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg. Ugu...
Horjooge Maxamed Abukar Maxamed Dhagoole magaciisa afgarashada loo yaqaano {Caato} oo maleeshiyaadka al-shabaab u qaabilsan maaliyaada Gobolka shabeelaha hoose ayaa...
Munaasabada balaaran oo loogu mahadcelinayay xildhibaanada golaha Shacabka ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa xalay lagu qabtay hoolka xarunta Tiyaatarka qaran....
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay...
Shir golaha Wasiirradu maanta ay yeesheen oo uu Guddoomiyay Ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...
Wasiika Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga...
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho