Ra’iisal wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhoweyd ka digey garoonka diyaaradaha Ugaas...
Ardada ka qeybgashay imtixaanka fasalka 8-aad dugsiga dhexe ee degmada xuddur iyo Maamulayaasha,guud ahaan bahda waxbarashada gobolka Bakool ayaa wasaarada...
Diyaarad ka diiwaan gashan dalka Kenya ayaa maanta ku gubatay garoonka diyaaradaha ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne ayaa waxaana laga...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta agab caafimaad oo loogu talagalay ka hortaga iyo xakameynta cudurka...
Guddoomiye ku-xigeenada maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Axmed Xasan Iimaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshda Gobolka Banaadir Marwo Basma...
Wasiirka Boostada iyo isgaariista XFS mudane ENG Cabdi Canshuur Xasan ayaaa maanta ka qeybgalay Kulanka Guddiga Maamulka (Board) ee Hay’adda...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay maanta kala wareegtay Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah ee Jarmalka (GIZ)...
Alla ha u naxariistee wariye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) ayaa Xalay ku geeriyoodey magaalada Muqdisho, isagoo mudooyinkii ugu...
Tirada kiisaska la xaqiijiyay ee uu asiibay cudurka Corona Virus ee adduunka oo dhan ayaa kor u dhaafay 13 milyan,...
Hoggaanka Baarista dembiyada ee CID, ayaa shaaciyay in maanta oo talaado ah taariikhduna ku beegantahay 14-ka bisha July ee danadka...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad Ciidanka Gaarka ah ee Gorgor iyo Guutada...
RADIO MUQDISHO:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...
RADIO MUQDISHO:-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS Mudane Xildhibaan Cabdikariin Cabdow Xeydar, ayaa magaalada El Alamein ee dalka Masar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho