Wasiirka Wasaarada Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kormeeray xarumaha CiIdamada Ammaanka heer fadaraal iyo heer dowlad Gobaleed ee...
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Md Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya diyaarisay hab- dhismeedka xarunta,...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay...
Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray askari boolis ah oo ruux shacab ah dhawaan ku dilay isgoys-ka...
Cabdiqaadir Cali Maxamed Guddoomiyaha guddiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa dhambaal tacsi ah u diray Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii uu...
Wafdigan oo ay hogaaminayeen Guddoomiye ku Xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad...
Wasiirka Qorsheynta Qaranka mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa ugu hambalyeeyay Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradaha Qorsheynta heer Federaal iyo heer dowlad...
Marxuum Maxamed Baashe Xaaji Xasan waxa uu ahaa Qoraa weyn oo Soomaaliyeed. Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed...
Guddiga hoosaadka arrimaha gudaha, maamulada gobolada iyo amniga ee golaha Shacabka ayaa la kulmay guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka qaranka (GMDQ)....
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho